Hanbada cuntada. Diirka khudradda cagaaran, fawaakihada iyo faakihada jirrida leh, hilib, kalluun iyo xayawaanada badda, qashirka kafeega, baasto, qolodka ukunta, kiishka caleen shaaha, ubaxyada
qalalay, warqadaha wax la isaga tiro iyo wixi la mida.
Baakadaha caanaha-, garoor- iyo labeenta, baakadaha konfalakiska, kartonka ukunta, baakadaha
oomada, karoonka biisada, xaashada wax lagu duubo, kiishka xaashiyaha, giraanta warqadaha suuliga
iyo wixii la mida.
Joornaalada maalinlaha iyo isbuuclaha, tusmeeye, boogaagta yaryar, warqadaga xayaysiiska aan
bacaha lahayn, xaanshiyaha.
Caagadaha kajabka- caagadaha jallaatada, shaambo-Iyo caagado, jibsi iyo bacaha nacnaca, bacaha,
baakadaha, caagga dawada cadayga, baakadaha culees celiyaha.
Quraaradaha iyo qasacada an midabka lahayn. Loolama jeedo quraadaha cabitaanka, maadaama
kuwaa aan lagu tirin baakadaha. Waxaa lageynaa xaruta dhexe ee alaabaha aan loo baahneen.
Quraaradaha iyo qasacahada midabaysan, tusaale tan cagaaran ama midabka qaxwaha leh.
Loolama jeedo quraadaha cabitaanka, maadaama kuwaa aan lagutirin baakadaha. Waxaa lageynaa
xaruta dhexe ee alaabaha aan loo baahneen.
Dabool, furka quraaradaha, aluumiiniuum, qasacad, jiingadaha iyo wixii la mid ah.
Haraaga qashinka waa waxa ka soo hara ka gadaal marka qashinka intiisa kale kala maarayso.
Tusaaale baqashadaha, xafaayadaha, carrada mukulaalaha, bacaha huufarka, istiraashada, digada,
toobab, buraasha cadayga iyo wixii la mida.
Batariyada yaryar, tusaale AA iyo AAA. Loolama jeedo kuma waaweyn tusalaale kuwa baabuurta.
Kuwaa waxaa la gaynaa haraaga qashinka halista ah ee xarunta dhexe ee qashinka.
Kuluubka leyrka, leyrka tamarta yar, leyrka caadigaa, leyrka cadcad. Loolama jeedo leyrka usha ah,
Kuwaa waxaa la gaynaa haraaga qashinka halista ah ee xarunta dhexe ee qashinka
Kontakt
Vidingehem AB
Löpanäsvägen 4
363 30 Rottne
Box 23
363 21 Rottne
Vidingehem AB – en del av Växjö kommun
Följ oss på